(Daawo Sawirro) Mid ka mid ah dowladaha Carabta oo Mashaariic horumarineed ka fulineysa Somalia

Wasiirka Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo safar shaqo ah ku jooga dalka kuwait, ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Diiwaanka ee dalkaasi Shiikh Cali Jaraax Al Sabaah, isagoo gaarsiiyay  dhambaal uu ka siday  Madaxweynaha JFS Mudane Maxmed Cabullaahi Farmaajo, kuna socday amiirka dalkaasi. Wasiirka ayaa warbaxin ka siiyay … Continue reading (Daawo Sawirro) Mid ka mid ah dowladaha Carabta oo Mashaariic horumarineed ka fulineysa Somalia